CBA TV
CBA TV
  • 22 030
  • 28 138 798

Відео

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dowladda ee Somaliland ayaa golaha Wakiiladda uga warbixiyey........
Переглядів 10213 годин тому
Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dowladda ee Somaliland ayaa golaha Wakiiladda uga warbixiyey muhiimadda Xeerka Hawlgabka iyo Xaqsiinta ee Shaqaalaha Dowladda. Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
“Deeganka Jabuuti dadka kasoo jeeda Somaliland golayaasheeda ayay fadhiyaan”Xil. Barkhad Batuun.
Переглядів 77714 годин тому
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Gudoomiye kuxigeenka Kowaad ee Ururka Mideeye ayaa beeniyey in Ururka lagu wareejinaayo.............
Переглядів 10414 годин тому
Gudoomiye kuxigeenka Kowaad ee Ururka Mideeye ayaa beeniyey in Ururka lagu wareejinaayo Wasiir Gaafaadhi. Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Madaxweynaha Somaaliya oo si beeniyay in uu jiro wada-hadal u dhexeeya dowladda Soomaalia..........
Переглядів 67514 годин тому
Madaxweynaha Somaaliya oo si beeniyay in uu jiro wada-hadal u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo kooxda AS. Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
"Wuu mahadsan yahay ninkii soo saaray heesta in Itoobiya naga xigto Soomaaliya" ..................
Переглядів 1 тис.2 години тому
"Wuu mahadsan yahay ninkii soo saaray heesta in Itoobiya naga xigto Soomaaliya" Guddoomiye Faysal Cali Waraabe. Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Buroc: Xisbiga Wadani ayaa soo dhaweeyay taageerayaashiisa beesha Guuleed Cumar
Переглядів 7172 години тому
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Wefdi baladhan oo ka socda Xisbiga Waddani ayaa safar xogogaal u noqoshaha ah ku tagay degmada......
Переглядів 2,3 тис.2 години тому
Wefdi baladhan oo ka socda Xisbiga Waddani ayaa safar xogogaal u noqoshaha ah ku tagay degmada Allaybaday. Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Duuliye isaga oo hawada ku jira geeriyooday iyo wixii dhacay geeridiisa kadib.
Переглядів 3 тис.2 години тому
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Xisbiga Midigta Fog oo ku guuleystay wareega hore ee Doorashada Faransiiska.
Переглядів 832 години тому
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Madaxweynaha Kenya ayaa soo bandhigay dhacdooyin halis ku ah ammaanka Kenya oo lagu arkay..........
Переглядів 1702 години тому
Madaxweynaha Kenya ayaa soo bandhigay dhacdooyin halis ku ah ammaanka Kenya oo lagu arkay intii uu socday mudaaharaadyadii gilgilay dalkaas. Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo maanta loo xidhay Xuska maalinta madaxbannaanida Soomaaliya
Переглядів 1,4 тис.2 години тому
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Booliska Soomaaliya ayaa digniin adag ka soo saaray xabadaha la rido maalmaha dabaal degga xoriyadda
Переглядів 4344 години тому
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Qaraxyo la la beegsaday xaflad aroos iyo cusbitaallo ku yaalla dalka Nayjeeriya
Переглядів 4004 години тому
Qaraxyo la la beegsaday xaflad aroos iyo cusbitaallo ku yaalla dalka Nayjeeriya oo khasaaro badan geestay Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Saameynta codadka muslimiinta ay Soomaalidu kamid tahay ay ku yeelan karaan doorashada Ingiriiska.
Переглядів 3614 години тому
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland ayaa hadley Jabhado uu sheegay ina laga soo abaabulayo Jabuuti
Переглядів 3514 години тому
Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland ayaa hadley Jabhado uu sheegay ina laga soo abaabulayo Jabuuti
Saameynta codadka muslimiinta ay Soomaalidu kamid tahay ay ku yeelan karaan doorashada Ingiriiska.
Переглядів 1114 години тому
Saameynta codadka muslimiinta ay Soomaalidu kamid tahay ay ku yeelan karaan doorashada Ingiriiska.
Aas Qaran oo Borama lagu Sameeyey Marxuum Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud
Переглядів 3884 години тому
Aas Qaran oo Borama lagu Sameeyey Marxuum Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud
ATMIS oo ciidanka Soomaaliya ku wareejisay Saldhiggii ay ku lahayd deegaanka Cabdalla Biroole.......
Переглядів 3494 години тому
ATMIS oo ciidanka Soomaaliya ku wareejisay Saldhiggii ay ku lahayd deegaanka Cabdalla Biroole.......
Ra’iisul Wasaare Xamse oo furay shirka Guddida Heer Qaran ee Tallaalka
Переглядів 1197 годин тому
Ra’iisul Wasaare Xamse oo furay shirka Guddida Heer Qaran ee Tallaalka
Gudoomiyhii hore Baarlamanka Somaaliya oo Aas Qaran Muqdisho loogu sameeyey
Переглядів 2367 годин тому
Gudoomiyhii hore Baarlamanka Somaaliya oo Aas Qaran Muqdisho loogu sameeyey
"Raga laxaha sii dhawrayow dhaqasho Waa geel" Xildhibaan Xeel Dheere
Переглядів 3227 годин тому
"Raga laxaha sii dhawrayow dhaqasho Waa geel" Xildhibaan Xeel Dheere
Madaxda Soomaaliya oo ka hadlay aaska Guddoomiye Hore ee Aqalka Shacabkanee Soomaaliya
Переглядів 4897 годин тому
Madaxda Soomaaliya oo ka hadlay aaska Guddoomiye Hore ee Aqalka Shacabkanee Soomaaliya
Xisbiga WADDANI, ayaa munaasibad ballaadhan ku soo dhoweeyay haldoorka, beelaha Ciise Muus
Переглядів 7937 годин тому
Xisbiga WADDANI, ayaa munaasibad ballaadhan ku soo dhoweeyay haldoorka, beelaha Ciise Muus
"Waxaan ahay Somaali waxanan ka sii ahay somalilander ... Xildhibaan Maxamed Abiib
Переглядів 2,2 тис.7 годин тому
"Waxaan ahay Somaali waxanan ka sii ahay somalilander ... Xildhibaan Maxamed Abiib
Degdeg: Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo ku geeriyoodey Muqdisho.
Переглядів 5279 годин тому
Degdeg: Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo ku geeriyoodey Muqdisho.
Gudoomiye faysal cali waraabe ayaa sheegay in somaliland xaalad adag marayso....
Переглядів 3699 годин тому
Gudoomiye faysal cali waraabe ayaa sheegay in somaliland xaalad adag marayso....
Gudoomiyaha Gudiga Dabagalka Ansixinta Gobolnimada Gabiley oo fariin u direy Golaha Wakilada
Переглядів 6459 годин тому
Gudoomiyaha Gudiga Dabagalka Ansixinta Gobolnimada Gabiley oo fariin u direy Golaha Wakilada
Soomaalida darbiga ka boodday iyo kuwa hadda ku wajahan Maraykanka, haddii mar kale Donald Trump?
Переглядів 2349 годин тому
Soomaalida darbiga ka boodday iyo kuwa hadda ku wajahan Maraykanka, haddii mar kale Donald Trump?
Maxkamad ku taalla Faransiiska oo tallaabo sax ah ku tilmaantay amar lagu soo xidhayo madaxweynaha .
Переглядів 2599 годин тому
Maxkamad ku taalla Faransiiska oo tallaabo sax ah ku tilmaantay amar lagu soo xidhayo madaxweynaha .

КОМЕНТАРІ

  • @issaal-hashemi4581
    @issaal-hashemi4581 7 хвилин тому

    it's unfortunate a people so intelligent and smart as recognized many many generations ago have to be this low and went down in history a failed state! It's unfortunate. It's obvious Somalia lacks a true leader. This president is now on his second term. Instead of working towards paving the way to help Somalis get the right place they desrve in the world, he sucumbs to mediocrity instead of purseing greatness for himself, his country and Somalis. As you came and left in your first term without any tangible acheivement, uou'll leave soon the same way. See the weak, the immoral, the failing person, when encountered with realities, instead of facing the challenges with courage, faith, resilience sucumbs to lies..... he thinks using the alshabab card will help him .... miskeen. You.missed the opportunity... your greatness as a true leader and helping your country recover.... was through recognizing your Somaliland brothers. You shamed all Somalis in the last African Union in your failed incomprehensible cry foul show!

  • @sallowadam5982
    @sallowadam5982 Годину тому

    Waaa Halyeey wajahay noloshan iyo intixaan keeda runtii inagu sheeko ahaan uun baynu u dhegaysa nayna bal se inyar baa Dareemi karta waxaa nin kaasi dareemayo iyo Xanuunka number one Alle waxaan uga barya yaaa in Rabi usoo dhameeyo cidii si Aamin yaa Rabi tan kale Inan tan waraysiga qaaday saa qof xerfad iyo aqoon weriyo nimo leh Kuma arko waayo Arimahan oo kale si cilmi naftiyan ah ayaa su Aalaha loo waydiiyaa qof ka 😢 laakin Aqoonta dalka taal baaba saas ah

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 2 години тому

    Dadkan yaa xil u doortay

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 5 годин тому

    halgankii xalaasha ahaa SNM

  • @maxamedadan35
    @maxamedadan35 5 годин тому

    KADA DADKA BEE ta

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 7 годин тому

    Midgaan hoyaadii wassay

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 9 годин тому

    Adigay kuu taal xasanow adiga iyo maamulkaaga muqdisho ama alshbaab la hadla ama la dagalama we dont care

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 9 годин тому

    Batuunoow Isaaqu way ku xaareen saxnigii wax lagu siin jiray.. 47 sano oo ay Djibuuti xor ahayd Isaaqu waxay ahaayeen ku nool Djibuuti..Way ku xaareen kk Waa dad aan lahayn edaab iyo abaal midna.

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 11 годин тому

    Muuse sool buugooyey oo dagaaal kuqaaday. Muuse soomaaliya wuu colaystay. Muuse wuxu duray madaxwayne musdafe cagjar oo dariskii oo dhan wuu colaystay. Muuse isaagaa isriday oo shacabkii qaar cadawgagudaha kusheegay. Muuse jabuutina hadduu colaystay.

  • @Jibriil595
    @Jibriil595 11 годин тому

    Waxba maanu arkayn.

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 11 годин тому

    Xil dhibaan barkhad batuun waa aqoonyahan qaranka kusuntan. Wuxu sheegay inxukuumadu aysiyaasidii debeda kuguul daraysatay.

  • @seed3966
    @seed3966 11 годин тому

    Kkkkkkkk goormaad katimid goonfur kkkkkkk

  • @seed3966
    @seed3966 11 годин тому

    Asc waa arin qiiradeeda leh weeye 😮😮😮

  • @AdenMohamed-uw7xd
    @AdenMohamed-uw7xd 12 годин тому

    Nin bahan Gob maha 😅 inti 😅ayaa iska celinaysa😅😅😅😂

  • @seed3966
    @seed3966 12 годин тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @seed3966
    @seed3966 12 годин тому

    Asc cajiib jamhad jamhad kacabaneysa waa tan gadaan kibirka ladayn cadh cad yaa banaanka la iskugu imaad ee cabaadka joojiya hoow 🫵🌎🫵

  • @samirr546
    @samirr546 13 годин тому

    Subxaan Allah waxan maqli jiray fulayoow guuli kuu dhowaydee!!! Tali hadii ay gacan idiinku jirto somaliyeey dalka badbaadiya walaalnimadana ilaaliya oo enagu waa in aynu aqoonsano walaalaheen xuduudahana isu furno basboorkana mid ka dhigo cadowga debedana iska wada difaacno.joojiya colaada somalida dhexdeeda joojiya!!!!

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 13 годин тому

    Kkkkkkk ilaa suulcawro oo Muuse biixi Djibouti ku caayaya ayaa shalay ahayd oo duuban. Markuu inanta bixi yidhi tay dhigeen iyo caydii waa la hayaa

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 13 годин тому

    Shalay way fadhiyeen maxaa Muuse Djibouti ugu caayayeen. Waar magtii half price -ka ahayd iyo inaadeerkaagii ciidankii jidgooyada lagu dilay laga fadilay inta maydkiisii madaxa layskaga taagay la yidhi midgaankan a maxaa meesha keenay ka hadal waa kuwaaaad Mata’s heed adigu golaha u fadhidee Djibouti ina fadhidide, budhcadii gacsnlibaax ee cirro baa laydinku khasbayaa Inaad Hambalyo iyo ammaan isugu darrtaan iyo kuwii saaray ee cadaw gude iyo wadani hambalyeeya ayaa laydin yidhi mag kala badha sidiiyoo yarayd layska siinayo laysku hambalyeeyay oo dhagar qabayaashii l cadaw gude iyo kooxdii sii lagu amaanayaa sidii oo ay yarad iyo gabaati bixinayaan. car ka hadal taa

  • @abdirahmanosman6747
    @abdirahmanosman6747 13 годин тому

    Somaliland way kugu khasaartay nin aaminsana ma tihid qadiyadeeda Dibna kuu dooranmayso oo arrinkaaga waxa uu marayaa; ku Bartay oo kuuma noqdo! Amase irgineey lagu aragon!!!!!

  • @XannoYarre
    @XannoYarre 13 годин тому

    Ibraahim bulcaws alla yarxamu

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 13 годин тому

    Jabuuti a deer hadanu ku rabiin miyaad qasbaysa Takale hadu ku martiqaaday Barkhadow ma tada aad laku lantay ayaad ku qanac santay uxu Somaliland kula dagalamay miyaanay kuqan

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 13 годин тому

    😂😂😂😂😂 hayaay. Dooliga , doologa, kulahaaaa ina cumar geelaaaa, bilad I siiyey

  • @user-jq6ml5fm3h
    @user-jq6ml5fm3h 13 годин тому

    Shut Your Mouth Jabuuti Waa Cadawga Somaliland Diid Amaba Kadood

  • @AlinurWarsame
    @AlinurWarsame 21 годину тому

    Waa qiso xanuun badan runtii oo nimkaan soo martay waxan ka xanuun yarayn kala shakiga xaga qabiilka imada Somaliyeed rabiyow caqliga iyo dadnimada noo soo celi

  • @user-xz3wc1rs2q
    @user-xz3wc1rs2q 23 години тому

    Wan ka xumay inan neefkañ isku rer Nahay somali yay raali noqda waa xoolahayagi

  • @user-ik3kg8zy3b
    @user-ik3kg8zy3b День тому

    Ninkan Telkiisi Ayaan Rabaa ee Igu Caawiya Waa Nin Run Badan

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz День тому

    Muuse xukumadii loodoortay wuu lakufay.

  • @HMS33
    @HMS33 День тому

    Walahi wa Geesi khalid binu waliid binu dhul Qiyaas Binu ku cabeeye fifa

  • @abshir1974
    @abshir1974 День тому

    War hargaysa cidwalbaa ku nool lahjad muqdishana malihid

  • @abshir1974
    @abshir1974 День тому

    Walaahi waa qiso cajiiba oo xanuunbadan marka la ego halkay qabyaaladu marayso

  • @saalaxy
    @saalaxy День тому

    Asaasaq siyaasadeed IYO Somaliland Bal Adba?

  • @saalaxy
    @saalaxy День тому

    Gaal Axmaar waa cadowga Somaliland

  • @saalaxy
    @saalaxy День тому

    Somali waa walaal❤

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 День тому

    Geesi geessi dhalay mujaahid cabdirasaaq guuul snm inta ku xajiimoota snm waa cadawgii wadanka laga nadiifiyay midhka ka sii hadhay iyo baroorwiush iyo badhyo culus

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 День тому

    waxaan idin wayiidiinayaa doorashadan stupid ka ahi maxayi kordinayisaa seriously

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 День тому

    God bless you sir Fayisal 💗👏👏

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 День тому

    Caruurahoodi ayaay garan layihin meeyay kaga waramaan sadly

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 День тому

    Yoomal soodah

  • @MohamedIsmail-ro6ok
    @MohamedIsmail-ro6ok День тому

    Inalahi wanalahi rajacuun

  • @somcana
    @somcana День тому

    Nin wanaagsan baa tahay. Xaaskaaga ilaahay ha tuso. Dadbaa ka faaiidaystay dhexdooda. Aabihii Ogadeenka ku korsay waa waalikaa ku korsaday.

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab День тому

    Walaahow hana waalin oo haa iyo maya hanaga wada yeedhsiin,miyuusan ahayn,ninkii Mj dumarkooda xitaa caayi jirey ninkan kuleh,Inakaa is naqaanay iyo waanu is guursan jirnay..kkkkkk

  • @somcana
    @somcana День тому

    Ilaahay janno hakuugu badalo waalidkaana labadii dhinac Ilaahay ha u danbi dhaafo.

  • @siciidsalax1070
    @siciidsalax1070 День тому

    Duuliye karti leh ayuu ahaa

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 День тому

    Hadaanu nahay reer alaey baday kulmiye wax uu noo qabtay majirto qabyalad ayaa na raacisay wax ay nootartayna majirto hada wadani ayaanu tijabinaynaa qabyaladu ha dhacdo

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px День тому

    😂😂 nac nac nac waxa igaga daran kuwa uu weerka madow uso xidhay

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px День тому

    Beenaale uraya wale waxad sheegaysa wa been

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px День тому

    Waa qof walan cid qabatana anlahayn bal waxan ega 😂😂

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j День тому

    faqshtu markayi argto ciduudoono ahnoqdee nin gefka somaaliaan lagu sameeyeyi ka hadlaaya maxyi la suuxaan

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 День тому

    Waar caawa walidii baa ku soo baxday weer madaw buu xidhay beelaaya ku heshay shaydaan cajuusa waa faaruq baal wuxuu shubayo waa kursi Doon duli